Friday, January 28, 2022

Maxaad ka taqaana Nebi Idriis (CSM)

 

Nebi idriis CSM waxa uu ahaa Nebigi labaad ee Alle SW Nebi Aadam dabedii doortay waxa uu caan ku ahaa akhriska kitaabka Alle SW hadaba waxa aynu kusoo qaadan doona maqaalkan xog kooban oo ku saabsan Nebi Idriis sida magaciisa saxda, waxyaabaha uu caan ka ku ahaa inaga oo qadobaynana:-

1.    Culimada qaar waxa ay sheegan inuu ahaa nebigii u horeeyey ee nebi laga dhigo nebi aadam cs dabadii.

2.    Magaciisu waxa uu ahaa AKHNUUJ

3.    Waxa u ahaa nebigii u horeeyey ee qalin wax ku qora

4.    Waxa uuu aha nebigii u horeeya ee tola dharka

5.    Magaca idriis waxa loogu bixiyey  akhrinta iyo darasaynta kitaabka ALLE SW oo uu aad u daraasayn jiray.

6.    Sida ku cad xadiiska uu abu dark a warinayo nebi muxamed scw waxa lagu soo dejiyay 30 suxuf ama kitaab.

7.    Nebi muxamed scw waxa uu kula kulmaysamada 4aad halkaasa uu kusalaamay nebiga scw marki la dheelmiyey

8.    ALLE SW waxa uu ku sifeeyey kuna amaanay  astaamood  oo kala ah inuu ahaa; Mid run sheeg,   In uu aha nebi sc, In ALLE SW koryeelay mansiladiisa iyo maqamkiisa wallow culimadu isku khilaafaan qaar waxa ay ku sheegaaan in samada loo qaaday iyo xaga janada weli na uu noolyahay oonu dhiman. Qola kalena waxay ku fasiraan in ruuxdiisa kor looqaaday,  Inuu ahaa mid sabar badan

 

1 comment:

Maxaad ka taqaana Nebi Idriis (CSM)

  Nebi idriis CSM waxa uu ahaa Nebigi labaad ee Alle SW Nebi Aadam dabedii doortay waxa uu caan ku ahaa akhriska kitaabka Alle SW hadaba wax...